WARSAXAAFADEED
WARSAXAAFADEED
Qurac : 20 February 2025: Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland (Hillaac), waxaa uu maanta oo ay taarlikhdu aheyd 20 February 2025, uu weerar cir iyo dhul ah ku dilay 44 ka mid ah Argagixisada Daacish ee ku dhuumalaysanaysay deegaannada teedsan Togga- jeceel ee buuralayda Cal-miskaad. Hawlgalka Dhulka: Ciidanka Dowladda Puntland ee buuralayda Cal-miskaad ka wada Halwgalka […]